1. News
  2. Video
  3. Maxaa Ka Dambeeya? Geele Oo Dadkiisa Cadaw Ku Tilmaamay & Xi Jinping Oo Kaliya Taageeray

Maxaa Ka Dambeeya? Geele Oo Dadkiisa Cadaw Ku Tilmaamay & Xi Jinping Oo Kaliya Taageeray

Maxaa Ka Dambeeya? Geele Oo Dadkiisa Cadaw Ku Tilmaamay & Xi Jinping Oo Kaliya Taageeray

JABUUTI TOOS TV

🔴Geele ayaa shacabka Jabuuti ku tilmaamay cadaw Xi Jinping ayaana ah madaxweynaha kaliya ee u hambalyeeyay

⚠️ Arrin culus oo aan la iska indho tiri karin!

📢 Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa hadal muran badan dhaliyay kadib markii shacabka Jabuuti qaarkood loogu fasiray inuu cadaw u arkay. Arrinta yaabka leh ayaa ah in Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping uu noqday hoggaamiyaha keliya ee si cad hambalyo ugu diray.

Muuqaalkan waxaan ku falanqeynaynaa:

✅ Micnaha hadalka Geele
✅ Sababta Xi Jinping uu kaligiis u hambalyeeyay
✅ Go’doonka siyaasadeed ee sii muuqda
✅ Saamaynta mustaqbalka Jabuuti

Shacabka Jabuuti ma aqbali doonaan in codkooda la iska indho tiro?

Fikirkaaga ku qor comments-ka.
Like saar, Share garee, Subscribe-na ha iloobin.

#Jabuuti #Geele #XiJinping #DoorashadaJabuuti #JabuutiToos
#Jabuuti #Doorasho #Diidmo #Dimuqraadiyad #JabuutiToos

🔥 Subscribe / Abonnez-vous si aad ula socoto wararka dhabta ah
👍 Like & Share garee si fariintu u gaarto dad badan
💬 Fikradaada ku reeb comments-ka

#Djibouti #RPP #Iran #BreakingNews #Khiyaano #Siyaasad #Africa #Somali #Runta #Expose #JabuutiToosTV #ViralNews

🎯 Muuqaalkan wuxuu si toos ah u taabanayaa:

Caburinta mucaaradka
Aamusinta warbaahinta
Xaaladda dhabta ah ee dalka

🚨 WAQTIGA RUNTA LA SHEEGI LAHAA AYAA LA JOOGAA!

📢 La wadaag, ka falceli, hana aamusanin!

🎙️ Jabuuti Toos TV waxay kuu keenaysaa warar dhab ah, falanqeyn qoto dheer iyo codka shacabka Djibouti.

👉 Subscribe saar si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay!

Kaddib markii la shaaciyey kala dirista Fonds Souverain de Djibouti (FSD), su’aalo badan ayaa ka taagan mustaqbalka maaliyadda qaranka iyo maalgashiyada la xiriira CNSS (Caisse Nationale de Sécurité Sociale).

Barnaamijkan waxaan ku eegaynaa:

▪️ Sababaha ka dambeeya kala dirista FSD
▪️ Maalgashiyada CNSS iyo halka ay ku socdaan
▪️ Qaababka loo maareeyo hantida dadweynaha
▪️ Su’aalaha ku saabsan hufnaanta iyo isla-xisaabtanka
▪️ Shirkadaha iyo hay’adaha la sheegay inay qayb ka yihiin qaab-dhismeed maaliyadeed oo adag

Djibouti waxay ku jirtaa marxalad xasaasi ah oo u baahan dood furan iyo isla-xisaabtan dhab ah. Dadweynaha waxay xaq u leeyihiin in ay ogaadaan sida loo maareeyo lacagaha qaranka iyo sanduuqyada bulshada.

🎙️ Falanqeyn qoto dheer
📊 Macluumaad iyo dukumiintiyo la soo bandhigay
⚖️ Aragti sharci iyo mid maamul

👉 Ku biir doodda, fikradaada ku qor faallooyinka.
👉 Subscribe saar si aad ula socoto wararkii ugu dambeeyey ee Djibouti.
👉 La wadaag si runta loo iftiimiyo.

#Djibouti #CNSS #FSD #MaaliyaddaDjibouti #IslaXisaabtan #Hufnaan #Baaritaan #JabuutiToosTV

#JabuutiToosTV | #Djibouti | #Geelle | #DowladKuMeelgaar | #Isbeddel | #Xorriyad | #afrika

In this video, we examine the network of influence and intermediaries allegedly connecting
Ismail Omar Guelleh, Jeffrey Epstein, Abdirahman Boreh, and Sultan Ahmed bin Sulayem, the Emirati billionaire and CEO of DP World.

⚠️ Important clarification: this video does not claim a direct meeting between Guelleh and Jeffrey Epstein. Instead, it explores the role of intermediaries, business interests, and powerful figures who may have linked political and economic agendas behind the scenes.

Topics covered include:

Abdirahman Boreh’s role in Djibouti’s port sector

DP World’s strategic influence in the region

How global power networks operate beyond public scrutiny

Unanswered questions that deserve transparency

🎯 Purpose: investigation, public awareness, and informed debate — not speculation.

📢 Share your thoughts in the comments
📌 Subscribe to Jabuuti Toos TV
🔁 Share this video to support independent media
📌 Fikirkaaga ka dhiibo hoos — ma ku raacsan tahay in Geelle mar kale isku soo sharaxo 2026?
👍 Haddii aad rabto runta iyo xogta aan la qarin — fadlan LIKE, SHARE & SUBSCRIBE.

Daawo faahfaahinta iyo xogta cusub ee arrintan!
Barnaamijka Falanqaynta Todobaadka Waa Ayanle iyo Hassan Daliye iyo Hassan Cher
👉👉👉SHARE and Subscribe ” PLEASE. THANKS !!! 🙏🙏🙏
Asxabta Fadlan nagala soo qaybgal Barnaamijka Falanqaynta
Facebook Live /#Jabuuti ToosTv
??? Telephoneka WhatsApp
🎤Kala soo qayb Gal Ku Soo Dhawoow 📻JABUUTI TOOS TV
Please Share. Thank you 😍🙏
📌 Subscribe for more updates
👍 Like, comment & share
🔔 Turn on notifications to stay updated

🎙️ New to streaming or looking to level up? Check out StreamYard and get $10 discount! 😍 https://streamyard.com

0
joy
Joy
0
cong_
Cong.
0
loved
Loved
0
surprised
Surprised
0
unliked
Unliked
0
mad
Mad
Maxaa Ka Dambeeya? Geele Oo Dadkiisa Cadaw Ku Tilmaamay & Xi Jinping Oo Kaliya Taageeray
Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Login

To enjoy KOMBI.ID privileges, log in or create an account now, and it's completely free!

Follow Us